Shiikh Shariif: “Taag-darida dowlada hadda jirta ayaa igu dhalisay inaan Siyaasada ku soo laabto”

Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Shiikh Axmed ayaa shaaciyey inuu xilka dalka ugu sareeya u tartami doono doorashooyinka la filayo iney dalka ka dhacaan sanadka 2020. Shiikh Shariif oo la hadalay Jariidada The Standard ayaa sheegay in taag-darida hogaanka Soomaaliya ee hadda jira ee dhanka dib u soo noolaynta Nabadda iyo Amniga ay ku khasabtay … Continue reading Shiikh Shariif: “Taag-darida dowlada hadda jirta ayaa igu dhalisay inaan Siyaasada ku soo laabto”